Cunug dhashay oo laga soo saaray Dhismo ku Dumay Dhul-gariirkii Syria iyo Waalidkiis oo…

Dalka Syria waxaa ka dhacay dhul-gariir xoogan oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana dhismayaal badan oo dumay hoostooda laga soo saaray dad badan oo isugu jira kuwa dhintay iyo kuwa nool. Dadka dhismayaasha burburay hoostooda laga soo saaray waxaa kamid ah cunug yar oo dhashay waxyar kahor inta uusa dhicin … Continue reading Cunug dhashay oo laga soo saaray Dhismo ku Dumay Dhul-gariirkii Syria iyo Waalidkiis oo…